U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaad1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA4 xar
1

Irridda aqalka xaggiisa gudaha.

2

Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadaalad xumada aad kula kacdaan, Aduun iyo Aakhira ba idin daran, "Kaad u hilisey ku og, Kaad ka hilisey na ka daran."

”
“

Haddaba waxa aan kula talin lahaa mudanayaasha golaha deegaanka UDUB in ay raacaan dariiqa ugu munaasibsan ee sharciga xisbiga waafaqsan ee hore loo maray oo ah kaad halkan ku timaadeen (Golaha).

”
“

Wuxuu yiri: "Maya, aan ka ahayn kaad sunno ahaan u soonto".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan