Tusaale Dheeraad ah3
β
Warbixin dheeraad ah dagaalada Muqdisho Dagaalka xoogiisa ayaa saaka ka socday gobo badan oo ku yaalla Woqooyiga Muqdisho, oo ay ka mid yihiin Jiiro-Garoob, Towfiq, Jamhuuriya, Hotel Ramadan iyo Xaafado kale oo ka tirsan degmada Yaaqshiid.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-bbo, m.dh
Xarafka
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
