Tusaale Dheeraad ah3
β
Ugu dambayn dadka reer-Somaliland waxaan xusuusinayaa oo leeyahay yaan isir somaliyeed mar dambe la idiinku soo dhuuman, waayo waxay taasi idin dhaxal-siin dooontaa dhibaato iyo halag aydaan mar dambe ka soo kaban karin.
ββ
Fal-dhaca hab dhaqanka qofnimo ee Hadraawi iyo ujeeddada ama nuxurka erey maanseedkiisu waa laba isir oo xaqiiqdii is ceshada, isu dhigma oo isugu sidkan sida hal iyo nirigteed ama isugu ladhan sida ul iyo diirkeed oo aan la kala saafi karin.
ββ
Xaqiiqadii, isir ahaan C.Cirka unuggiisu wuxuu ka soo farcamay kontamaadki ciidanki Talyaanigu u qortay inay ilaaliyaan ammaankooda iyo kan qalabka dagaalkay wateenba.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ro, m.dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
I Β· IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
