U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iskaashato

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ISubg IS10 xar
1

Dad ururay oo xoog iyo hantiba wadaaga. iska-celin-dembiile m.dh (qaan.) Marka qof la qabto oo ahaa burcad ama shufto oo loo celiyo dawladdii uu dambiga ka galay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hal mar ayuu cantuugo ku goostay xubno Waraabshe iyo Iskaashato.

”
β€œ

β€œWar fiican ma idiin sheegaa?” ayuu yiri xubin ka mid ah Iskaashato, β€œreer Kalkaal waxaa saddexda gees uga furan colaad.

”
β€œ

Saa waxa ay dhambaal qeylo-dhaan ahi u dirtay xubnihii Iskaashato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iskaashato - sawirka la wadaagga

La Wadaag