Tusaale Dheeraad ah3
β
Si hawlaha nabadda looga miro dhaliyo waxaa Istaraatiijiyad iyo Taktikba loo arkay inaan Mediaha wax walba la soo dhigin, si uusan cadawga taageeradda ka haysta Eritrea ee gabalkiisu dhacay.
ββ
Wuxuu Daahir Rayaale, dayriyay istaraatiijiyad soo dhoola-caddaynaysay oo ku saabsanayd gobolada bari.
ββ
In ka badan 3000 oo ciidamada Mariiniska Mareykanka ayaa hadda saldhig ku leh dalka Jabuuti oo ah meel Istaraatiijiyad joqoraafiyadeed leh.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
I Β· IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
