Tusaale Dheeraad ah3
“
Sida laga soo xigtay mas’uuliyiin Maraykan ah waxay sheegeen in ciidamo ku filan fulinta hawlgalladii loo baahdaa ay haatan ku sugan yihiin Djibouti, ayna ahmiyad u siiyeen halkaas istaraatiijiyad ahaan.
”“
Xisbiyo leh istaraatiijiyad iyo qorshe xeel dheer oo lagu maaraynayo dhibaatada bulshada dhan kasta ka fadhida.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
I · IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
