Tusaale Dheeraad ah3
“
“Degmada inaga ayaa gacanta ku hayna, ciidamadii ku sugnaana waxay aadeen degmada Baardheere iyo deegaanka Buurdhuubo” ayuu yiri Guddoomiyaha DFKMG ah ee Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo saxaafadda la hadlay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-lo, m.l
Cilmiga
Siyaasad (siyaa.)
Xarafka
K · KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
