Tusaale Dheeraad ah3
β
Gaani Taliyaha ciidanka Booliska ayaa sheegay in hubkaasi uu halis yahay, khatar badana uu keeni karo, iyadoo uu intaa uu raaciyay in hubkan uu ahaa mid ku talagal loo dhigay goobtaasi oo la dul saaray qashin iyo lafo.
ββ
P.D), waxa lagu lafo-guray baaxadda ay leedahay hawsha culus ee u taal guddiga doorashooyinka, caqabadaha ka hor iman kara qabashada doorashooyin madaxbannaan oo Somaliland ka dhaca, xilka iyo waajibaadka guddida.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
dhaq.
Xarafka
L Β· LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
