Tusaale Dheeraad ah3
“
Deeqbixiyeyaashu waxay aqoonsan yihiin soo saaristii Liiska Codbixiyeyaasha oo ay si togan u qiimaysay shirkad madaxbannaan oo Maraykan ah oo si kalsooni leh saldhig ugu noqonaysa qabashada doorashooyin xor iyo xalaal ah.”
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
