Tusaale Dheeraad ah3
“
Abawaan gacanay waxa uu ku barbaaray dhulka miyiga ah ee gobolka mudug abwaan gacanay wuxuu tiriyay gabayo fara badan oo murti iyo qiimo weyn leh abwaanka wuxuu ahaa ragii ku gabyi jiray cali yuusuf keena diid iyo talyaanigii.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
