Tusaale Dheeraad ah3
“
Mudane Madaxweyne, waxaanu kaa codsanaynaa in aad si degdeg ah wax uga qabatid, biyaha gobolka Sool, si loo badbaadiyo dadka tabaalaysan ee ay biyo la’aantu hayso.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-snaa, -snayd
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
