Tusaale Dheeraad ah3
“
SUMER waxay ka koobneyd 12-magaalo (Adab, Akshak, Bad-tibira Erech, Kish, Lagash, Larak, Larsa, Nippur, Sippar, Umma iyo Ur) magaalo walbana waxay laheyd qalcadeeda iyo sanam-keeda oo ay ilaah ka dhigan jireen rumeysnaayeenna inuu magaalada difaacayo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
U · UR
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
