Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dhareer is-haysta oo layiig ah oo xuubabka jilicsan oo oogada ka yimaada, ka soo go'a; balqan.
Biyo badan oo xalliban ah oo mandheerta iyo ilmaha dhalanaya la socda.
Ukunta biyeheeda cad.
Harag jilicsan oo sida sibraarka u samaysan oo biyaha lagu dhaansado.
Balaasma duleedka wuu ka culus yahay balaasma gudeedka, waxaana la moodaa xab midab dambas le.
Dammintii colaadda ka sokow ayaa haddana laysku waafaqi jiray in xinjirihii daatay xab lagu bedelo!
Haddii aad si fiican ugu eegtid weyneeysada ameebadu waxay u egtahay cuf ma-qumane ah oo ka samaysan borootobalaasma u eg xab.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
X · XA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag