U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadne

Magac Lab
Naxwec.nafl.
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mararka qaar astaamaha wadne xanuunka lagu gartaa waxa ay ku khaldamaan kuwa kale sida culays faro badan oo uu qofku ka dareemo.

”
“

Dad badan oo qaba wadna xanuun ayaan rumaysan in ay qabaan wadne xanuun.

”
“

Muddadii dhexe ayaa xal loo helay sababta keentay guuldaradii qaliinka wadnaha ee 1967 ee Louis iyo kuwii ka dambeeyay, laakiin waxaa jirta mushkilad kale oo ah helintaanka wadne lagu bedelo wadnaha bukaanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.nafl.

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan