Tusaale Dheeraad ah3
“
Boowe waxaa la yidhi webi Shabeelle iyo Jubba ba Yaxaas lagama waayo e, goormaa uleyntan (ciil baxa ah) laga daynayaa webiyada?
”“
Fashilaadda siyaasadeed ee ku aadan la dagaalanka argagaxisada ayaa George Bush siyaasaddiisa ku soo biyo-dhuratay maahmaahda ah: Ciil Yaxaas loo qabo ayaa webi laguuleeyaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
c.nafl.
Xarafka
Y · YA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
