U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adkee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-keeyay, -kaysay
Xaraf ASubg AD5 xar
1

Wax adag ka dhigid (wax).

2

Gunti, xarig iwm si aad ah u dhuujin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Habar yartaa ayaad u teysaa, waxaad ka codsanaysaa in ay odayga shaqo kuu weydiiso, ku adkee arrintaasi marka ay kuu suurto gasho igu soo noqo.”

”
“

Marka hore adkee xiriirka adiga iyo dadkaaga ka hor safar dibadeed.

”
“

Sidaa markaan leeyahey yaan loo fasiran in aanan ogoleyn in la wadaago aqoonta iyo khibradda abwaanka, laakiin miyaaney aheyn horta xeradaada adkee deetana ta ku xigta u talow?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-keeyay, -kaysay

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adkee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan