U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afgarad

Magac Lab
Xaraf ASubg AF7 xar
La Mid AhafgarashoMagac Fal
1

.dh afgaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kulanka ayaa waxaa uu ku dhamaday waji is afgarad ah waxana lagu balamay in saacadaha soo socda la sameeyo gudi soo dhisa maamul madani ah oo ay dadka yeeshaan islamarkaana iska soo dhax xulaan.

”
“

Danjire Edson oo ka hadlay kulanka Sharma'arke iyo xubnaha ka socday EU-da ayaa sheegay inuu kusoo dhamaaday jawi is-afgarad, isagoo ka gaabsaday inuu tafaasiil cad ka bixiyo waxyaabaha dhab ahaan looga hadlay.

”
“

Xil-dhibaan Xuseen X. Cabdi Caamir oo fadhigii shalay mudanayaasha warbixin kooban ka siiyay arrintaa, ayaa sheegay in wadahadalka oo ka dhacay xarunta madaxtooyadu uu guul iyo is-afgarad ku dhammaaday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afgarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan