Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Neef afka, ama wax kale, laga sii daayo.
Turunbo waa ul ka samaysan alwaax ama qori oo la afuufo si ay shanqadh cod muusiko u samayso.
Riwaayaddu waxay sheegtay in kalluunku mayd ahaa calaamadna ay u tahay meeshii ruuxa lagu la afuufo.
Walow ciidan ahaan cadowga dhabarka looga jebiyay,haddana waxaa weli laysku dayayaa in la badbaadiyo oo la bakhti-afuufo dulmiga fashilmay.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
A Β· AF
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag