1
Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed iwm.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Wararkaan ayaa sidoo kale sheegaya in ururka Ahlu Sunah laga siinayo xukuumada Cumar Cabdi Rashiid 5 wasiir ku-xigeen, 5 Agaasime, 3 taliye ciidan ku-xigeen iyo 3 madax safaradeed.
ββ
Agaasime guud oo loo magacaabay wasaaradda waxbarashada Hargeysa (Haatuf): Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa 30-kii bishii March ee ina dhaaftay agaasime guud oo cusub u magacaabay wasaaradda waxbarashada.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-mayaal, m.l
Xarafka
A Β· AG
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
