U gudub nuxurka bogga
SABAAD

agaasin1

Magac Lab
Xaraf ASubg AG7 xar
1

Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ka dibna wuxuu sannado badan ka shaqeeyey wasaaraddii Kalluumaysiga iyo Khayraadka Dadda oo uu ka qabtay masuuliyado agaasin ah.

”
“

Wasaaradaha leh dhawr agaasin, mid ka mid ah ayaa noqonaya agaasimaha guud.

”
“

Waxa xaqiiq ah oo aan shaki ku jirin, in doorashadii lixdankii ee gobonima-doonka, ee inoogu horeysay doorasho, ay ahayd tii ugu agaasin iyo abaabul wanaagsanayd una dhacda, si xor ah oo xalaal ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
agaasin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan