Tusaale Dheeraad ah3
“
Markasta waxa arrimaha dhulka lagu xalinayay awaamir markaas loo arkayay in wax lagaga qaban karo.
”“
Is casiladdii Madaxweynaha kaddib, Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha KMG waxaa looga yeeray Addis Ababa si loo siiyo awaamir la xiriirta doorashada Madaxweynaha cusub.
”“
Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Boosaaso:Maamulka Boosaaso oo soosaaray Awaamir ay ganacsatada qaarkeed ku banaynayso suuqa weyn ee Boosaaso.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
A · AW
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
