Tusaale Dheeraad ah3
“
A), laakiin hadii ay taasi run tahay miyaanay noqonayn Wan weyn badhi ku shub, iyadoo la aaminsan yahay ama ay run-ba tahay inay Berbera tahay meesha dalka ugu dakhliga roon ama ishii dhaqaalaha dalka in Madaxa aafada dhaqaale looga doono.
”“
Nasiib-darro dedaalkaasi waxa uu noqday hal bacaad lagu lisay markii Madaxweynaha Somaliland badhi-furey, isla markaana fulin waayay qoddobaddii lagu heshiiyay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
