U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waasac

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

.kh W. ah: aan ciriiri ahayn, wax badan qaada, ballaaran.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudaha markaad timaado waxay indhuhu qabanayaan daaqado waasac ah oo ay ku xidhan yihiin muraayado aad u nadiif ahi.

”
“

Marka laga yimaado madaxweyne ku xigeenkii, ragga kale ee la eryay waxa ka mid ah Wasiirkii Waxbarashada Kililka 5aad Cabdi-waasac Muxumed Mahdi iyo Badhasaabkii gobolka Goday Cabdi-casiis Sh.

”
“

Masuuliyad kalana waxa ay ka dhalanaysaa, Obama oo asal ahaan ka soo jeeda Kenya oo Soomaaliya deris la ah, aadna ay Afrika ugu riyaaqday guushiisa, rajo laga qabo in qaaradda Afrika iyo Geeska uu faham iyo fikri waasac ah ka haysto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waasac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD