U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bash1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska. batrool

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kalena waxaan u rajaynayaa bulshada reer Somaliland inay sannadka danbe munaasabadda 18 May ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo & farxad iyo caafimaad.

”
“

Dhammaan dadkaas oo ku kala nool Hargeysa, Ceerigaabo, London iyo Sweden, waxay hambalyo bogaadin u dirayaan Waxaannay leeyihiin guurkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.

”
“

Wuxuuna ugu danbeyn Nuur Cadde Hambalyo u diray guud ahaan dadka Muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay ku Ciidaan Bash Bash iyo Barwaaqo, sanadkan kiisa kalena ay ku gaaraan nabad iyo xasilooni.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan