Tusaalooyin
“
Buuggaaga qaado kiisana meel u dhig
”“
Aaway qalankiisa?
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Cusbitaalka TB'da waxa soo maray sannadkii hore dhaliilo, bannaan-baxyo lagu diiddan yahay joogitaan kiisa Boorama, hase yeeshee dadweynuhu waxay daweeyeen gol-daloolooyinkii ka jiray oo ay maamulka cusbitaalka ka wada hadleen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)
Isrogrog
kuwiisa, w
Xarafka
K · KI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
