U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boob1

Magac Lab
Xaraf BSubg BO4 xar
1

Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato.

2

Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato.

3

Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hablihii bilicda lahaana boob baa ku socda.

”
“

Markaa badankood dowlad Goboleedkaan waxay u hardamayaan waa dhul boob iyo musuqmaasuq ku saleysan "ku habso ku qadi meyside".

”
“

Haddaba damaca intaa leeg iyo been sheegida beerta agoonta Xaaji Cumar Maxamed lagu sheegayo danta guud waa mid aan la aqbali karin boob caadaanana loola imanayo mulkiilaha beertaas.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan