U gudub nuxurka bogga
SABAAD

roon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf RSubg RO4 xar
1

Cid aan dhibaato qabin ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa xilli taliskii Suudaan ka jiray jabhaddii koonfur ka dagallami jirtay (oo weligeed xukunka oo ay saamigooda ku yeeshaan mooyee aan marna goosasho barnaamijka ugu jirin) wada hadal iyo heshiis la galay maamulkii dalkana si roon uga qayb geliyay.

”
“

Waxaa kuu door roon inaad arrinka kaligaa goosatid, intaad go’aan wada jir ah oo been ah abuur ah ku gaban lahayd.

”
“

Xuseen iyo aniguba aqoon roon ayaanu u leenahay ururka uu safiirku sheegay madaxdooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

R · RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
roon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan