U gudub nuxurka bogga
SABAAD

teedsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf TSubg TE7 xar
1

Wax si taxan la isu daba dhigay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mudaaharaadayaasha ayaa waxay wateen caaga maran oo ay sheegeen inay biyo ku waayeen, iyadoo dadkan ay dagan yihiin Kaamam fara badan oo ku teedsan Afgooye illaa deegaanka Lafoole oo ay barakayaal badan ku sugan yihiin.

”
“

Goobaha ganacsi ee ku teedsan wadada Suuqa Xoolaha ayaa gebi ahaanba la xiray iyadoo uu istaagay isu socodka gaadiidka rayidka iyo kan dadweynaha waxayna bannaanbaxayasha ay ku tuurayeen goobaha ganacsi ee la arko in ay furan yihiin dhagxaan.

”
“

Warbixin: Xaaladda Nololeed ee Dadka Reer Miyiga Somaliland Deegaanno ka mid ah kuwa teedsan waqooyiga magaalada Hargeysa iyo dhulka xeebaha ah ee Somaliland ayaa dadka deggan waxay sheegeen inaanay gaarin qaar ka mid ah adeegyada aasaasiga ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

T · TE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
teedsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan