U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buuxi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Wax muggiisa ku shubid.

2

Kaalin maran gelid.

3

Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ku Dar/Ka Saar Telefoon Lambarka Haddii aad dooneyso in telefoonkaaga laga saaro liiska telefoonnada loo diro, booqo bogga hoos ku yaal, warbixintaada ku buuxi ka dib waxaad doorataa meesha ay ku taal “Remove Request.”

”
“

Waa kuwan tallaabooyinku: 1. Ku buuxi foomka Akoonka Cusub faahfaahinta arrimhaaga.

”
“

Halkaas ayuu khayraad badani ka buuxaa kana buuxi karaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buuxi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD