U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khayraad

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA8 xar
1

Waxyaabaha dabiiciga ah oo banii'aadanka manaafacaad u leh oo laga helo oogada ama gudaha badda iyo berrigaba. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ciidamo dhawac ah oo la keeney Bosaso Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in gaari ay wateen ciidamo ilaalo ah oo ay qorteen shirkadaha sheegey in khayraad ka soo saarayaan Puntland qarax miino ah la kulmey.

”
β€œ

Sababtoo ah, khayraad ayuu Ilaahay ku mannaystay dalkeena hadday (Bad tahay) iyo hadday Berri tahayba.

”
β€œ

Fahamsiinta dadka reer Somaliland in Ugaadhu ay tahay khayraad dabiici ah oo qaran, iyo ku wacyi-gelinta sida loo daryeelo oo aad xooga loo saaro waxay qayb weyn ka qaadan lahayd dhiiri-gelinta iyo tarminta ugaadha ku nool Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khayraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan