U gudub nuxurka bogga
SABAAD

calas1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar
1

C. ah: biyo saafi ah.

2

C. ah: maraq dufankiisu yaryahay.

3

C. ah: midab casaan xigeen ah; maarniin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/llaahi Calas Jimcaale wuxuu sheegay in intii uu yaqaannay Marxuum Ciise Cabdi Ciise uu ahaa nin ka shaqeeya nabadda iyo xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya oo dhan, wuxuuna sheegay sidoo kale inuu ahaa qof nabadda jecel oo dulmiga neceb.

”
“

Cabdi Calas Maxamed oo madax ka ah urur bulsho oo ka shaqeeya arrimaha jaaliyada Soomaalida ayaa sheegey in ay iyagu diiwaan geliyeen Soomaalida la diley sanadkii tagey ee 2017-ka.

”
“

Cabdullaahi Calas Jumcaale oo ah Madaxa barista xadgudubyada ee xarunta Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
calas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan