U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadaad

Magac Lab/Dheddig
Naxwecadaad, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh.

2

Xiddigga lixaha ka dambeeya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Axmed Maxamed Cadaad oo munaasibaddaa ka hadlay, ayaa si qoto dheer u faahfaahiyey baahida Somaliland u qabto xog rasmi ah oo ay ka hesho tallaabo kasta oo ay qaadayso, waxaannu intaa ku daray in waddamada caalamku ku kala huramareen xog-ururinta.

”
β€œ

Cadaad waa geed yar oo qodxo leh, geedkaan caleentiisa waxoo labada dhinac ku leeyahay caleemo badan oo qaliir ah.

”
β€œ

Intaasi ka dib ardayda barata cilmiga deegaanka ee soo diyaariyey xafladu waxay shahaado sharafyo guddoonsiiyeen Macalinkooda Axmed Ibraahim Cawaale iyo Hormoodka kuliyada Sayniska Axmed Maxamed Cadaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

cadaad, m.dh

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan