U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daabacaad

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA9 xar
1

Gelinta qoraal madbacad la geliyo.

2

Qoraal inta hal mar la daabaco.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka u dambaysana gabyaa Ingiriisi ah oo afkaa danaynaya ayaa maansada tarjuma, iyada lafteeda la iska arko intaan daabacaad la gelin.

”
“

So iyada xeeldheerayashu sheegayaan in uu hoos uga sii dhaco hadii dowlada lacago Faalso ah diyaarado ku keenin ama makiinado kale daabacaad bilaabin.

”
“

Waxaanu daabacaad iyo diyaarin ku samaynay qoraalo marag madoona oo laga soo helay jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, kuna ururinay buug cusub oo ay soo saareen wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Madaxtooyadu.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daabacaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan