U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daalib1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Qof wax doonaya.

2

Qof wax baranaya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa labadan sabababood markhaati ay u yihiin hadalkii Cali bin Abii Daalib Allaha ka raalli noqdee oo markii ay Khawaarijtu yiraahdeen “Alle uun baa Xukunka iska leh” uu ugu jawaabay “Waa Oraah xaq ah balse baadil loola jeedo”.

”
“

Cali Binu Abii Daalib Ilaah ha ka raalli noqdee ayaa isagoo ka sheekeenaya Abuu Dar yiri "maanta lama arko qof si Alle dartii aan ugu aaba-yeelin mid canaanaya canaantiisa aan ka ahayn Abuu Dar".

”
“

Sida la og yahay qofkii ugu horeeyey ee qora naxwaha carabiga wuxuu ahaa Abul Aswadi Addualiyyu, waxaana faray inuu qoro madaxweynihii afaraad ee muslimiinta Cali binu abii Daalib Eebbe ha ka raali noqdee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daalib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD