U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dable

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Askari aan derajo lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale Mudane Dable oo isna lagu tuhunsanaa inuu jagadan quudareeyey ayaa mar la waydiiyey sida uu u arko Madaxweyne-kuxigeenka cusub wuxuu ku tiraabay “Horta waan hambalyeeyey, laakiin anigu shakhsiyan maba aan hungurayn jagadan.”

”
“

Sidoo kale guddoomiyuhu wuxuu sheegay inay xabsi laba sano ah ku xukumeen dable Ibraahim Cali Xasan oo dowladda ka lunsaday qori AK-47 ah, xukunkana ay ku jirto inuu soo celiyo qorigii uu lunsaday.

”
“

"Maxkamaddu, waxay ku xukuntay dable Nuur Axmed Shire dil toogahso ah, kaddib markii uu si bareer ah u dilay qof shacab ah," ayuu yiri gudoomiyaha maxkamadda ciidammada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dable - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD