U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damdaguugan

Magac Lab
Xaraf DSubg DA11 xar
1

.kh D. ah: mugdi aan waxba loo jeedin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

In kastoo aan soo tiriyey masalooyin dhawr ah oo runtii kasoo wada hor jeeda korriinka fiyaow ee Af-soomaaliga iyo horumarkiisa la naawilayo, misna wax waliba damdaguugan ma aha.

”
“

Taariikh dheer iyo ilbaxnimo fac weyn oo astaan lagu faano inoo ahayd, adduunweynahana aynnu la shir tegi jirey ayaa muddo gaaban damdaguugan laga yeelay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damdaguugan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD