U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fac

Magac Lab
Naxwe-cac, m.l
Xaraf FSubg FA3 xar
1

Da'.

2

F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aduunka suugaanta daabacan, gaar ahaan maansada; Carab ayaa leh suugaanta ugu fac wayn aduunka iyada oo noocyo badan oo kala duwan ay jirto suugaanta Carbeed.

”
“

Sidaa waa la moodaaye, xaqiiqadu af Soomaaliga aad ayuu u fac weyn yahay afafka kalena haddii uusan ka sarreynin waxba uma oga ee ceebtiisu waxay noqotay inaan la qorin kaliya.

”
“

Dhallinyaro saaxiibbo ah, isku fac ah, magaalo wada deggan ayaannu nahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cac, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan