U gudub nuxurka bogga
SABAAD

danaysi

Magac Lab
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Qabsashada qof uu qabsado dan uu leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aragtidaasi waa mid ka duwan tan kale ee ah in ay siyaasadu tahay danaysi iyo tallaabooyin la qaado oo ku-meel gaadh ah, ama maalin la nool ah.

”
“

San Jose, CA USA Somaliland Uma Baahna Khal-Khal iyo Danaysi Gaar ah Asal ahaan markaad eegto wadankan aynu ku noolnahay waxa uu soo maray marxaladdo badan oo watay dhibaatooyin aan la soo koobi karin.

”
“

Dadkan oo aan ku booqanay Saldhiga Booliiska degmada Garowe ayaa ku doodaya in aysan ahayn dad amniga wax u dhimaya ama Tahriibayaal ah, balse ay ahaayeen dad u socday eheladooda, Ganacsiga iyo danaysi kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
danaysi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD