U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dacawo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA6 xar
La Mid AhdawacoMagac Lab
1

Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya.

2

Dawacada midkeeda dheddig.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa jirta buur ku taal degmada Saaxil, una dhow Laase-Dacawo.

”
“

Waxaan ku soo gabagabaynayaa maqaalkaygan waar ha la ilaaliyo Afka, haddii kale waxa dhici doonta in carruurteennu noqdaan dad jahawareersan oo uu afkoodu dacawo-ey yahay una dhaxeeyo afaf badan.

”
“

Waxa aduunka jira ilaa 20 nooc oo dacawo kala duwan ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dacawo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan