Tusaale Dheeraad ah3
β
Luul ayaa weydiisay Najiib, sawir ka mid ah muuqaalada ku jiray Albamka ay daawanaysay oo uu Najiib la sawiran yahay qof dumara, aadna ay isugu dhinac jiraan, gacmahana ay isu dhaafsan yihiin oo uu dhexda haysto qofka la sawiran.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (4) (f.g4)
Isrogrog
-naa, -nayd
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
