U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maati

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA5 xar
La Mid AhmaatoMagac Dheddig
1

Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa laga wada war hayaa maati-dooxii ka dhacay magaalada Muqdisho bilihii la soo dhaafay.

”
“

Dhagar qabayaal baarqabo ismood ah ayaa iyana dharaar cad maati ka adeeganaysa suuq ka mid ah Galkacyo saanad oodda uga qaaday.

”
“

Haddiiba uu xishood jiro waxay ahayd in dowladda Mareykanku ay cudurdaar ka bixiso maati-xasuuqii ay lugta ku lahayd isla markaana ay magdhow ka bixiso khasaarihii dhacay oo naf iyo maalba lahaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maati - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan