U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqaalo

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
La Mid AhdhaqaaleMagac Lab
1

Hanti.

2

Habka hanti loo maamulo.

3

Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arimahaas waxaa ka mid ah: ayada oo aan marka hore guurista si fiican loo qorsheyn, dhaqaalo xumi iyo ayada oo ay adkaato la qabsashada qaab nololeedka cusub.

”
“

And Chlimatologiga) oo aduunku u hayo dhaqaalo farabadan.

”
“

Maxaan ka Ognahay Dhibka Dhalinyarada Dhalinta Soomaliyeed waxa ay la qabaan dhibaatooyinka guud ee ay jaaliyaddu qabto sida dhaqaalo yarida iyo gurya xumida, laakin waxaa jira mashaakilaad ayaga u qaas ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqaalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan