U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheggan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

Wax meel ku naban ahaansho.

2

Ku dh.: aad ugu mintidid (diin, ra'yi iwm).

Tusaale Dheeraad ah3

“

المد المتصل: Shaqalka dheer ee ku dheggan waa marka hal eray ay ku wada jiraan xarafka shaqalka dheer uu ka dambeeyo hamzada ayaa loogu yeeraa shaqalka dheer ee waajibka ah ee ku dheggan.

”
“

Warsaxaafadeedku waxa uu intaa ku daray in sidaas darteed Madaxweynuhu weydiiyay Danjire Ugaro sababta Talyaanigu ugu sii dheggan yahay mawqifka cadownimada u muujinaya Somaliland.

”
“

اللازم Lagama maarmaanka, المتصل kan ku dheggan, العارض للسكون lama filaanka reebban, المنفصل kan ka go’an, البدل beddelka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheggan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan