U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheri

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf DHSubg DHE5 xar
1

Weel dhobo ah oo wax lagu karsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaad makhaayad furato, waxaad raadisaa nin cunta kariska ku fiican, u dhiibimaysid nin geel jire ah, oon weligii dheri dabka saarin.

”
“

Cali Warsame, Abwaan Hurre Walanwalal iyo Maxamed Aadan-dheri, kuwaasoo dhammaanatood sheegay inay soo dhaweynayaan adeegga cusub ee shirkadda SOMTEL soo kordhisay.

”
“

Sidoo kale Maxamuud Aadan Dheri waxa uu shahaado sharaf kale gudoonsiyay hormuudka kuliyada ganacasiga oo isna hawlo u gaar ah uga tagaya jaamacadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan