U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexnool

Fal Magu (4)
Naxwe-laa, -layd
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Ku dh.: cid la dhaqmid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Gutteng and Secord oo wax ka qora kala badanaanshaha raga iyo dumarka waxa ay yirahdeen “Dumarka ku dhexnool bulsho dumarka ku badan yahay waxay dareemaan awood dari iyo qiimo daro kaga timaado bulshada.”

”
“

Xuska munaasabada ayaa waxaa ka haldley nin qaba cudurkaan isaga oo sheegey in muddo toban sano ah u xanuunsanaa hadana uu la shaqeeyo hayáda PAC kana caawiyo sidii dadka qaba uga mid noqon lahaayeen bulshada ay ku dhexnool yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-laa, -layd

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexnool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD