U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhibaataysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf DHSubg DHI12 xar
1

Wax dhibaato hayso ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaar ka tirsan ururada dhalaniyarada ayaa mararka qaar is xilqaama si ay u taageeraan walalahooda ku dhibaataysan xeryaha una geeyo raashin, biyo nadiif iyo ayagoo caruurtooda qaar geeya goobo wax barasho oo lacag la,aan ah.

”
“

. Waxaa kasoo dega dadka Soomaaliyeed oo ka imaanaya dibadaha danaynayana inay dalkooda dib ugu soo laabtaan. 5. Garoonka wuxuu ka mid yahay meelaha Shacabka Somalied ee dhibaataysan ay ka faa'iidaystaan iyadoo cadowgu haysto.

”
“

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan New Yourk:Qaramada Midoobey oo ka walaacsan wax uqabashada dadka ku dhibaataysan K/Soomaaliya ee ay Alshabaab maamulaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhibaataysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan