U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhimman

Fal Magu (4)
Naxwe-manaa, -manayd/-minnaa, -minnayd
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shirka oo saddexdii biloodba mar la qabto, waxa lagu lafa-guraa marba hawlaha gudniinku halka ay maryaan, waxa qabsoomay, waxa dhimman iyo sida looga gudbi karo caqabadaha hortaagan.

”
“

Somaliland yay ku dhimman gacan nin aan u danaynayn.

”
“

Hawiye, Darood, Digil-Mirifle, iyo Dir waa siman yihiiin basle qolyaha kale - “Others”- yeelkood oo waa nus-dhimman, ma aha mabda’ Soomaali u dhaqan iyo falsafad siyaasad ku saleysan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-manaa, -manayd/-minnaa, -minnayd

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhimman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD