U gudub nuxurka bogga
SABAAD

digtoonaan

Magac Fal
Xaraf DSubg DI10 xar
1

.dh digtoon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Andrew Gutti ayaa sheegay in Madaxda DKMG Soomaaliya in laga doonayo sidii ugu digtoonaan lahaayeen erayada keeni kara dhibaato hor leh islamarkaana saameyn ku yeelan kara dadka shacabka ah ee xiligaan doonaya nabad galyo ka dhalata gudaha Soomaaliya.

”
“

C/fitaax Geesey ayaa ku hanjabay haddii ay shacabka iyo ganacsatadu ka digtoonaan waayaan arintaas uu maamulku go'aan qaadan doono; isla markaana ay u baasbaxayso ganacsigooda iyo noloshooda.

”
“

Xisbul Islam ayaa ku habjabay in mowqif ka duwan midka nabadeed ee ay horay ugu baaqeen ay qaadan doonaan, hadii aan laga digtoonaan weerarada lagu hayo maleeshiyooyinkooda iyo saraakiishooda, isla markaana aan la joojin dacaayadaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
digtoonaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD