U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mowqif

Magac Lab
Xaraf MSubg MO6 xar
La Mid AhmawqifMagac Lab
1

Go'aan cad oo uu qof iska taago arrin adag.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa la ogaaday mowqif ay taaganyihiin dad la moodayey dhexdhexaad, ha ahaadeen culimo, ganacsato, aqoonyahan, madaxdhaqameed, maamule hay'ad dawladeed ama ajnebiba ah, kuwaasoo aan marka hore ku jirin laynka siyaasadda.

”
“

Ururka Al-shabaab ayuu ku sheegay inaysan ogoleyn inay heshiis la galaan DF, balse ay Madaxda DF ogol yihiin inay la hadlaan madaxda ururka Xisbul Islam oo uu ku sheegay urur ka mowqif duwan Al-shabaab oo xiriir la leh Al-Qaeda.

”
“

Xukuumada Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii Al-shabaab ayaa sheegtay inay ka digtoon yihiin qorshe kasta oo lagu doonayo in lagu banjariyo amaanka Somaliland, xukuumada iyo mucaaradkuna ay isku mowqif ka yihiin difaaca amaankooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mowqif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan