U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dooxo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DO5 xar
1

Dhul hooseeya oo dhinacyada buuro ama dhulal sarreeya ka xigan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Magaaladani waxay dhacdaa 70 km (43 mi) waqooyiga magaalo-xeebeedka Jidah, dooxo godan dhexdeed taasi oo bada ka sareysa 277 mitir.

”
“

Shirkadda Afrika Oil waa shirkadda ay heshiiska la gashay Range Resources si ay shidaal uga baarto labada dooxo ee Dharoor iyo Nugaal oo shirkaddaasi (Ex-Canmex) laga siiyey saamiga boqolkiiba 80% ee labadaas dooxo.

”
“

Uurkiisa haddii la dooxo iimaan yar oo qaraxa waa laga heli, kalgacalse ha sheegin, xasad aan xisaab lahayn waad ugu tegi, xaqdhawrse ha sheegin; cuqdad ciiddaa ka badan wuu buuxaa, cafis se ha ka yaabin!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dooxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan